berberatoday.com
Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133.”Qalinkii Abdikarin ahmed Mooge
September 8, 2016 - Written by Berbera Today

Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133. Shalay mar uu gudoomiyaha golaha guurtidu xidhaayay kalfadhigii golaha guurtida una sheegayay in ay fasax bil iyo 15 cisho gali doonan ayaa xubnaha golaha guurtidu waxay ku soo tureen hadal ku saabsan xaqul-ciid! Hada waa ninka musharkiisu yahay $2133 bilkasta

Oday salebaan oo aan runta ku jecelahay ayaa ugu jawaabay “WAARYADHAHEEN WAA NIMANKA XAQAL IID LAHAY’NINE, WIXII QARANKAN KA SOO BAXAYAY SADEXDEENAN GOLE (GOLAHA XUKUMADA, GOLAHA BARLAMAANKA IYO GOLAHA GUURTIDA) AYUUNBA ISKU KOOBNAY EE MA CID KALAA WAX INALA QAYB’SATA? WAX SANADKII WAX U KORDHAAN IDIINKUU BAA JIRA!! INTEENA SADEXDA GOLE MOOYE CID WAX U KORDHAAN MA JIRAAN!!”

Kordhis’kasta oo ku saabsan musharka xubnaha golaha barlamaanka waxa curiya golaha barlamaanka oo waliba shuruud kaga dhiga misaaniyad sanadeed kasta inta anay ansaxin in iyaga musharka loo kordhiyo, halkii ay uga doodi lahayeen askariga, macalinka iyo shaqalaha dulman ee qaranka. Kuwani Waxay matalaan nafahooda oo qudha iminkana waxaabay doonayaan in loo kordhiyo!

Qalinkii Abdikarin Ahmed Mooge

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews