berberatoday.com
Dimuquraadiyadi Ma Jirto, Hadii aanay Jirin Saxaafad Xor ahi!. Bye Prof. Ahmed Azhari
September 8, 2016 - Written by Berbera Today

Distoorka Qaranka Somaliland, wuxuu si cad u qeexayaa in Saxaafadda Somaliland tahay mid xor ah oo madaxbanaan. Saxaafadda iyo Warbaahinta kale waxay kamid yihiin Xoriyaadka aasaasiga ah ee Ragi dhiibashada.

Saxaafadda Somaliland waxay ka wakiil yihiin oo u hadlaan dad-weynaha oo wixii Warar iyo xaaladdaha jira ay ka haqab-tiraan. Sidaa awgeed waa in Xukuumadda Somaliland joojiso xadhiga deg-dega ah ee ka dhanka ah Saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahineed , aanay ula dhaqmin sidii cadow argagaxiso ah, isla markaana ay Xukuumaddu, dhawrto xuquuqda aasaasiga ah ee Suxuufigu helo xoriyad buuxda iyo nabad-gelyo, Si uu werwer la’aan ugu qori karo Fikirkiisa, waa in Saxaafigu xor u qoraa Wixii waajibaadkiisa shaqo khuseeya.

Dimuuquraadiyadi ma jirto, hadii aanay Saxaafad Xor ahi jirin.

Qore;

Prof. Ahmed Azhari

Email. Somaliland_2013@hotmail.com

Hargeysa/Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews