berberatoday.com
Maxay Xal U Arkaan Hogaamiyayaasha Kala Hadafka Ah Ee Ku Loolamaya Dalkaasi Suuriya Muddo Shan Sano Ah?
September 8, 2016 - Written by Berbera Today

suriaDimishqi(Berberatoday.com)-Wakiillada matalaya kooxaha mucaaradka ee Suuriya ayaa soo bandhigey qorshohooda oo ku saabsan sida loo dhamayn karo collaadda shanta sano qaadatay ee ka socota dalkaasi.

images (1)Golaha sare ee wadahadalka ee Sucuudiga uu taageerayo oo hadda ku kulansan London, ayaa waxa uu saadaalinayaa saddax hannaan.

Waxa  kale oo uu guddigu sheegayaan in tallaabooyinkaasi lagu gaadhi karo in si nabad ah xilka loo wareejiyo.

Waxa ay qoraalkooda ku sheegeen in Madaxweyne Bishaar Al-Asad uu kurisga Madaxweynaha dalkaasi bannaynayo kadib marka lixda bilood ee ugu horreeya ee la hirgaliyo heshiiska, iyada oo uu Asad hore ugu adkaystay inaanu marnaba is casilayn ee uu sii wadanayo hogaaminta dalka Suuriya.

Sucuudiga oo isagu arrintan loo tuhmayo inuu ku lug leeyahay ayaa waxa Wasiirkiisa arrimaha dibadda Adel al-Jubeir uu sheegay in qorshaha lagu ogaanayo sida Mr Asad iyo Xulafadiisu ay heshiiska nabadda uga go’an tahay.

Xulafadaasi oo kala ah dalalka Ruushka iyo Iran oo iyagu caawiya ciidamada dalkaasi Suuriya ee ka amar qaata Asad waxaanu yidhi “Haddii aan la helin xal siyaasadeed , ay xigi doonaan qorshayaal kale oo ay ka mid tahay in la kordhiyo tallaabooyiinka millatari ee ka socda dalkaasi “

 

 

 

Berberatoday.com.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews