berberatoday.com
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Safar Qarsoodiya Ugu Baxaya Dalka Itoobiya Soona Dhamaystiraya Saamiga Itoobiya Ku Yeelanayso Dekeda Berbera
September 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Debeda Dr Sacad Cali shire ayaa maalinta beriya si qarsoodiya ugu ambabixi doono dalka itoobiya, isaga oo wasiirku halkaas kusoo dhamaystiri doona saamiga ay dawlada itoobiya ku yeelan doonto Maamulka Dekeda Berbera mudada 30ka sanadood ah ee Dekeda laga kireeyay shirkada DP World oo damaanad ahaan Itoobiya heshiiska usoo galisay kadib markii ay ka shakiday somaliland oo ah dal aan wali aduunka laga aqoonsayn iyo in mustaqbalka lays qabsado taasina ay isutustay shirkadu in aanay wax loolan ah dawlada Somailand la gali karayn,

Itoobiya ayaa la sheegay inay dabada ku wadatay shirkada DP World waxaana la sheegay inay Dekeda Berbera ku Yeelan doonto saami dhan 30% sidoo kale ay Dekeda Berbera iman doonaan maraakiib dagaal oo dalka itoobiya leedahay kuwaas oo sugi doona amaanka Dekeda iyo badaba.

Warkan oo ah mid rasmiya oo la qarinaayay  ayaa waxa laga helayo ilo wareedyo udhuun daloola Wasiirka arimaha debeda oo ka agdhaw.

Waxa kaloo fadeexdan qaran noqonaysa in dawladi dalad kale kula shuraakawdo arinkaas oo meel kadhac weyn ku ah qaranka somaliland sidoo kale Itoobiya ayaa meelaha ay shuraakada la gasho ama maalgalin gashato hadiiba ay shakido ciidamo dul keentay waana dabeecad lagu yaqaano.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews