berberatoday.com
Face-Book Been Abuur Ah Oo Keenay Xadhiga 6 Kaaliye Oo Ka Tirsan Maxkamadaha Hargeysa
September 9, 2016 - Written by Berbera Today
dalmarHargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadashay sababta keentay in la xabsiga loo taxaabo qaar ka mid ah Hawl-wadeeno ka tirsan Maxkamadaha racfaanka, Gobolka iyo Degmada Hargeisa. Waxaanay Maxkamadu sheegtay in Dadka la xidhay ay samaysteen Face-book account been abuur ah lagana been abuuray Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka M/ jeex ” Cali Suudi Diiriye” Warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil ” Halac” ayuu kaga sheekeeyey sababta waqtigan keentay inay xabsiga u taxaabaan kaaliyayaashani, ” Face-book been abuurka ah waxa lagu faafiyey warar been abuur ah oo boro-bogaande ah, looguna talo galay in layskaga hor keeno bahda Caddaalada iyo Garsoorka” ayuu yidhi Guddoomiye Axmed Dalmar. Waxa kale oo uu yidhi ” baadhistii kiiskani way socotaa, waxana gacanta ku haya Hay’adaha baadhista Dambiyada. Waxanay Maxkamada ka soo codsadeen waaran sharciya oo lagu qab-qabanayo kaaliyayaashan kaasi oo ay hadda ku xidhan yihiin” waxana war-saxaafadeedkan lagu soo gabagabeeyey ” waxa la hor keeni doonaa Maxamad awood u leh iyaga oo heli doona garnaq Caddaalad ku dhisan”
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews