berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Iscasilay
September 9, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Wadani Marwo Saynab Axmed Cali ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaacisay in  iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.
breaking

Marwo Saynab faah faahin wax faah faahin ah kamay bixin sababa ay isku casishey   hasa yeeshee  waxaa ay qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyey shabakada Ilaysnews.com ku  sheegtay inay Xubinimadii xisbigana ka baxday.

Qoraalka uddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Wadani Marwo Saynab Axmed Cali ayaa u qornaa sidan

“ Waxa maanta oo ay bishu tahay 9 bishii 9 2016 aaan gabi ahaanba iska casilayaa xilkii aan garabka dhalinyarda heeer qaran we xusbiga Waddani u ahaya isla markana  xubinimadii xisbigana” ayey tidhi marwo Saynab

Si kastaba  ha ahaate is casilaada gudoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada xisbiga Waddnai Mawo Saynab ayaa waxaa ay ku beegantey xilli gudoomiyaha xisbiga Waddani  Cabdiraxmaan Ciro oo isla maanta gudoomiyaha garabka dhalinyarada  u magacaabey Maxamed Sadiiq oo isagu  hore u ahaa afhayeenka garabka dhalinyarada  xisbiga Waddani .

 

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews