“Waxan Aaminsanahay In Inbadan La Mahadin Doono Maalgashiga Aynu Dekeda Berbera Usoo Helnay”Maareyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir Daawo Muuqal
September 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Munaasibad Lagu Qaabilay Waftigii Uu Ka Tirsanaa Ee SHirkada D.P.World Heshiiska La Soo Gashay Oo Munaasubada Ka Jeediyay Khubad Cilmiyasan Oo Ka Hadlaysa Tariikhada Dekeda Berbera .Faa.iida Guud Dekeda berbera ka heli doonto heshiiska waxaanu ku tilmaamay taariikhada gali doona
