berberatoday.com
Bilayska Spain Oo Xidhay Laba Nin Oo Cunsiriyiin Ah Oo Weeraray Haweeney Uur Leh Oo Niqaam Xidhnayd
September 10, 2016 - Written by Berbera Today

Labada qof ayaa xidhiidh la lahaa kooxaha cunsuriyiinta isboortiga garabka midig sida ay , baarayaasha ku sheegen bayaanka.

Spain(Berberatoday.com)-Booliska Spain ayaa sheegay inay xireen laba qof oo lagu eedeeyay dambiga-nacaybka ka dib markii ay weerareen haweeney uur leh oo niqaabka xirneed Sida lagu sheegay war ay booliisku soo saareen Arbacadii.

haweneyda iyo seygeeda oo la socdaan carruurtooda batamaha dhexe ee Barcelona ayaa laba qof ay soo wajaheen qoyska kuwaa oo bilaabay inay aflagaadeeyaan sida ay haweeneyda u labisantahay.

Labada qof ayaa xidhiidh  la lahaa kooxaha cunsuriyiinta  isboortiga garabka midig sida ay , baarayaasha ku sheegen bayaanka.

isaga oo difaacaya xaaskiisa la aflagaadeeyay, ayaa ninkeda wuxuu bilaabay inuu u jawaabo shakhsiyaadka caytamaya, sida markhaatiyaal u sheegeen bilayska.

Raggan cunsuriyiinta ayaa la sheegay iney riixaan ninka markiihaweenay(1).jpg

ay bilaabeen weerar culus, ayaa haweeneyda soo dhexgashay markaa oo mid ka mid ah kuwa Xad gudubka waday uu dhinaca caloosha ka haraatiyay gabadha uurka leh , sida ay sheegeen markhaatiyada.

Si dhakhso ah, dadkii ag taagnaa ayaa ku booday si ay u joojiyaan weerarka iyagoo u yeedhay bilayska, sida lagu sheegay warka.

Marka askarta soo gaareen goobta, ka dib markii ay wareesteen qoyska la weeraray iyo goobjogayaasha wax arkayay waxay go’aansadeen in ay soo qabtaan labada shaqsiyaadka oo lagu eedeeyay dambiyada nacaybka, takoorka iyo jir dil loo geestay haweeneyda

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews