berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Golaha Wakiilada Gudoomiye Ciro na Ugu Baaqey In Uu Is Casilo
September 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhinta loo sameeyey golaha wakiilada waxaana uu sheegay in uu soo dhaweynaayo  muddo kordhintaas balse dib u habeyn lagu sameeyo golaha wakiilada arinta saami qeybsigana xal rasmi ah laga gaadho  sida ugu dhakhsaha  badan

 

Sidoo kale gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu gudoomiyaha xisbiga Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro  waxaa ugu baaqey in uu xilka gudoomiyaha wakiilada iska casilo isla markaana  uu qeyb ka noqdo dib u habeynta lagu sameeyo golaha wakiilada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews