berberatoday.com
Degaanka aanu kazoo wada jeedno inaanay jirin meel beeshu isugu timi oo ay Axmed Cali ubaxle ku dooratay”Aqoonyahan-Mukhtaar Cali
September 10, 2016 - Written by Berbera Today

solomadawWaxaan doonayaa inaa halkan ugu jawaabo nin ka mid ah degaanka Buuuhoodle iyo wadaamagoo oo lagu Magacaabo Axmed Cali Ubaxle kaas oo sheegay in Beeshu degaankaasi degtaa ay isku raacday in uu isu soo taago Jagada Mushraxnimada Golaha Baarlamaanka dalka ka dhici doona sanadaha soo socda,sidoo kale waxa uu sheegtay inay Beshu ku khasabtay inuu xisbiga Wadani iskaga Baxo,waxaanu. Waxaan leeyahay oo Bulshada reer Somaliland anigoo ku hadlaaya afka awqoonyahanka Degaanka aanu kazoo wada jeedno inaanay jirin meel beeshu isugu timi oo ay Axmed Cali ubaxle ku dooratay inuu isu soo taago Jagada mushraxnimada Baarlamaanka Somaliland oo metelo dadka degaankaas ku noo,sidoo kale waxaan bulshada iyo xisbiga Wadani u sheegayaa inaanay jirin cid uu ku matalo hadalka uu ku sheegay inay lagu khasbay inuu ka baxo Xisbiga wadani,Degaanka iyo beeshuna waxay ku kala jirtaa Xisbiyada Qaranka. Ugu danbayntii aniga oo aan ka mid ahayn xisbiga wadani waxaa igu kalifay qoraalkan aan kaga jawaabayo hadaladii kazoo yeedhay Axmed markaan arkay inay gef ku tahay beesha waxgaradkeeda iyo aqoonyankeeda cuqaasheeda in laga been abuurtay.waxaan ugu baaqayaa inuu hadaladaas dib uga noqdo maadaama ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn.

 

 

Aqoonyahan-Mukhtaar Cali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews