berberatoday.com
Ninkii Ganacsadaha Ahaa Ee Lagu Afduubay Burco Iyo Muwaadinin Reer Somaliland Isna Lagu Afduubay Puntland Oo Lala Kala Wareegayo Iyo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Dadaal Ugu Jira Arintaas
September 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa Ayaamo Dhoweyd Lagu Afduubay Baabur Maraya Jidka dheer ee Isko Xidha Burco Iyo Sheikh Iyado Baaburkaas Iyo Ninki Watay Loola kacay Waqooyiga Gobolka Togdheer, Halkaas oo Lagu Haystay Ninka Ganacsatada ah ee Ka soo Jeeday Asal ahaan Beesha Majeerten, Waxaana Lagu soo Waramaya In Ninkan Loo Afduubay Aano Qabiil oo Hore Uga sii Dhaxaysay Beelo Ka Tirsan Beelaha Degan Waqooyiga Togdheer Iyo Beelaha Puntland.qabo

 

Arrinkan aya Sababay in Iyana Garowe Lagu afduubo 4 Nin oo Ka soo Jeeda Somaliland iyana halkaas Uu Joogay arrimo ganacsi, Laakin Waxa Hawshoodi Ka Hawl Galay Labada Maamul ee Puntland Iyo Maamulka Gobolka Togdheer iyo Weliba Odayaal Ka soo Kala Jeeda Labadaas Beelood, waxaanay Ku Guulaysteen Inay soo Daayan Labada dhinacba Dadki Laga Haystay, waxaana La filaya Maanta  Badhasabka Gobolka Togdheer uu Anbo Baxo Gobolka Sool Gaar ahaan, Degaanka Gambadhe oo Iyana La filayo inay Yimaadan Masuuliyiinta Maamulka Puntland Iyado halkaas La isko Weydaarsan doono Raggi La Kala Haystay. Arinka Ayaa Waxaa Xaqiijiyey Xildhibaan Axmed Cabdi Dhinbiil Oo Ka Midaa Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Waxaanu Udhignaa Qoraal Uu Kaga Hadlaayo Arinkaasi Oo Uu Soo dhigay Barta Kuleeyahay Mareegta Facbook

askari

“Waxaa iminka ka ambabaxay Istabta burco badhasaabkii gobolka togdheer iyo taliye guutaale iyo odayaashii inanku ka maqnaa oo wada inankii iyo gaadhigii lagu afduubay burco waxayna gaynayaan gambadha oo ay kaga hor imanayaan masuuliyiin putland ah oo hogaaminaayo badhasaabka garoowe, waxayna halkaas keeni doonaan dadkii reer somaliland ee afduubka putland loogu haystey , waxaa kale oo laga wada hadlidoonaa inankii muranku ka dhashay ee somalilanderka ah sida dad badani xaqiijinayaan, waxaan rajaynayaa saacadaha soo socda in isusocodkii bulshadu uu sidiisii ku noqondoono insha alla”dad la qafaashay

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews