Hargeysa(Berbveratoday.com)-qaar ka mid ah saxafada somaliland ayaa waxaa ay si weyn uga gil gisheen hadlo ay ku sheegen in ay ahayeen qaar deel qaaf ah oo dhawaan ka soo yeedhay masuulyiin u ka mid yahay wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi kaas oo sheegay in saxaafada mudakarka ah dalka laga xoreyn doono .