berberatoday.com
Dhamaan Maamulka Iyo Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga Ah Ee Berberatoday.com Waxay Hambalyo U Dirayaan Umada Islaamka Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed
September 11, 2016 - Written by Berbera Today

berberatoday-com22Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta,Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga Ah Ee Berberatoday.com  Ee Ku Kala Sugan Daafaha Dunidu Waxay Hambalyo U Dirayaan Dhamaan Umadaha Islaamka Iyagoo Ku Hambalyaynaya Bilashada Munaasibada Ciidul Adxa Oo Kamida labada Ciidood Ee Ku Jira Taariikhda Islaamka Oo Ku Beegan Maalinta Berri Oo Isniin Ah Taariikhduna Tahay 10-Dul-Xijjah-1437-Ka Hijriyada Islaamka Oo U Dhiganta 12-September-2016.
Ilaahay Waxaynu Ka Baryaynaa Inuu Inaga Aqbalo Camalkii Wanaagsanaa Ee Aynu Soo Qabanay Tobankii Cisho Ee Ugu Danbeeyey Bishan Oo Ahaa Maalmo Khayr Badan.
Inagoo Sidoo Kale Ilaahay Ka Baryayna Inuu Ciidan Ciideeda Inagu Gaadhsiiyo Caafimaad,Nabadgelyo,Cibaado Suuban Iyo Bashbash Iyo Barwaaqo.

 

 
 Berberatoday,com Waxay Idin Leedahay Farxad Ku Ciida”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews