berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Hanjabaad Culus Hawda U Mariyey Cid Kasta Oo Khal-Khal Galin Ku Wada Amniga Somaliland, Ciidanka Qarankana Amar Faray
September 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilanyo ay war saxaafada loogu talo galay oo uu goor dhaweyd soo saaray waxaa uu ciidanka qaranka ku amrey in ay gacan adag oo aan  naxariis laheyn ku qabtaan cid kasta oo khal khal galineysa nabad galyada iyo xasilooniada Somaliland .

12

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sidoo kale dadka walaalaha ahaa ee dirirtu ku dhex martey gobalka Sanaag mar kale ugu baaqey baaq nabadeed

“Walaalayaal gogosha ragu waa nabadda, nabadda idinkaa u baahan, ee iyadu idiinma baahna ee joojiya colaadda, dhiiga iyo dhagarta dhexdiinna”

Waxaan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u dirayaa ciidammada qaranka ee ku hawlan dhex-dhexaadinta iyo nabad ilaalinta deegaannada Dharkayn-geeye, Dhummay, Daba-taag, Dogoble, Darar-weyne iyo Ceel-afweyn.

Mar labaad, waxaan ku guubaabinayaa inay dedaalka halkaa ka sii wadaan, kana daalin hawsha islaaxa ah ee ay ka shaqaynayaan.

Waxaan farayaa in ay gacan adag oo aan naxariis lahayn ku qabtaan cid kasta oo khal-khal galinaysa amniga iyo xasilloonida deegannadaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews