berberatoday.com
Musharax Hilary Clinton Oo Xaalad Caafimaad Daro Soo Wajahday Iyo War Qoraal Ah Oo Laga Soo Saaray
September 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War qoraal ah oo la soo saaray kadib markii Clinton ay dhacday xilli ay munaasabad shacab ka qeybgaleysay ayaa arrintaasi lagu xusay.

clinton

Sawiro lagu baahiyay internetka waxa ay muujinayaan iyadoo caawiyaheeda uu kortaagan yahay.

Jilbaheeda suun ama xarig ayaa lagu xiray, waxaana lagu caawiyay gaarigeeda dhexdiisa.

Mrs Clinton ayaa markii dambe lagu arkay guriga gabadheeda, waxayna weriyayaasha u sheegtay inay “wanaagsan tahay”.

Dhaqtarkeeda, Lisa Bardack waxa ay sheegtay in Hillary Clinton ay xanuunkaasi qaaday Jimcihii.

Waxa ay gabadha dhaqtarka u ah ay sheegtay in Clinton ay aad u kululaatay, jirkeedana uu biyaha ka dhammaaday intii ay ka qeybgaleysay munaasabad lagu xusayay 15ka sano ee laga joogo weerarkii daarihii Mareykanka lagu qaaday.

Hillary Clinton ayaa xilli hore meesha munaasabadda ka baxday kaddib markii ay xanuunsatay.

Musharraxa ay is hayaan ee Jamhuuriga, Donald Trump waxa uu kol hore soo bandhigay xaaladda caafimaadkeeda oo uu sheegay inuu liito.

Clark Judge, Waa waxa uu Khudbadaha u qori jiray Ronald Reagan, waxa uu sheegayaa “inay suuragal tahay in Clinton ay ka qeybgali wayso kullamo muhiim u ah, bilaha soo socda”.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews