berberatoday.com
Siyaasi Cabdalle Xaaji Cali Axmed Oo Ku Soo Guryo Noqday Somaliland Iyo Mawqifkii Soomaali Weyna oo uu Ka Tanaasuley
September 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa*Berberatoday.com_) Xildhibaan Cabdalle xaaji cali axmed oo ah siyaasi somaliland oo ruug cadaaya ayaa somaliland ku soo guryo noqday , xildhibaanka oo aaminsanaa soomaali weyn kana mid ahaa xildhibaanada reer somaliland ee muqdisho ushaqo tagey ayaa mawqifkiisii badalay , xogo ku dhawdhaw ayaa sheegaya inuu cabdalle qaadan wayey waxyaalaha dawlada muqdisho iyo beelaha koonfurtu ay somaliland ka aamin sanyihiin iyo waliba saamiga xukuumada iyo golaha sare laga siiyey somaliland.

Siyaasi cabdalle xaaji cali ayaaney ka hadal xukuumada somaliland imaanshihiisa ama aan lagu soodhaweyn madaarka cigaal international .

Cabdalle xaaji cali ayaa wiigii ugu danbeeyay ku sugnaa somaliland gaar ahaan hargeysa , siyaasigan ayaa la odhan karaa waa siyaasi ruug cadaaya oo waxweyn ka badali kari maamulka siilaanyo hadii uu ka qeyb qaato oo uu ahaa ragii ugu horeeyay ee xisbigan kulmiye ka midka ahaa .

Cabdalle xaaji cali waa aqoonyahan inbadan oo 30 sano ku dhaw ka haystay dhalashada mareykanka kana soo shaqeeyay meelo badan .

Siyaasi cabdalle xaaji cali oo xilkii ugu danbeeyay ee uu somaliland ka qabto uu ahaa Gudoomiyihii iyo maayerkii berbera ayaa reer saxil ku xasuustaan ama ujooga halkuu ujoogo reer  hargeysa maayerkii maxamed xaashi cilmi.

 

Gobolka saaxil gaar ahaan magaalada berbera waalaga soo dhaweynayaa siyaasi Cabdalle xaaji cali axmed.

Cabdalle xaaji cali waxay walaalo yihiin mulkiilaha HCTV iyo gudoomiyaha maxkameda sare

 

Wixii warara ee ka soo kordha kala soco berberatoday.com

 

Berberatoday1122@hotmail.com

Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews