berberatoday.com
Madaxda IGAD oo Muqdisho shir ku leh + (Daawo Sawiro)
September 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Madaxweynaha Kenya Uhuru Keynta, Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo Madaxweynaha Jabuuti ayaa ka mid ah madaxda gaaray Muqdisho.

Waxa la filayaa inay magaalada soo gaaraan Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva kiir, dhigiisa Ugandha Yoweri Museveni iyo wefti ka socda Suudaan.

Madaxweynaha Kenya  Uhuru Kenyta oo Muqdisho lagu soo dhoweynayo.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyta oo Muqdisho lagu soo dhoweynayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa shirka si rasmi ah u furay isagoo wufuuda ku qaabilay xaruntii loo asteeyey inuu kulanku ka dhaco.

Doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka dhacaan sanadkan iyo dagaalada sukeeye ee dalka Suudaanta Koonfureed ayaa ka mid ah qodobada kulanka diirada lagu saari doono.


Waa markii ugu horaysay oo madaxda gobolku ku shiraan Muqdisho taas oo muujinaysa sida ay uga soo kabanayso Soomaaliya dagaaladii sukeeye ee la degay.

Hoos ka daawo sawiro badan.

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay dhigiisa Kiinya.
Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay dhigiisa Kiinya.
Shirku wuxu astaan u yahay sida Soomaaliya u soo kabatay.
Shirku wuxu astaan u yahay sida Soomaaliya u soo kabatay.
Soo dhoweyntii kenya.
Madaxweynaha Kenya oo ubax ka gudoomaya dhalaan Soomaaliyeed.
Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka oo Uhuru lagu soo dhoweeyey.
Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka oo Uhuru lagu soo dhoweeyey.
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews