Madaxda Xukuumadda oo Laba Ciidood oo Isku Xiga Ka Muquurtay Ka Qayb Galka Salaadii Ciida ee Hargeysa Stadium Iyo Sababaha Keenay H
September 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxda xukuumadda somaliland ee uu kaw ka yahay madaxwayne ku xigeenka somaliland oo aalaaba munaasibadaha ciida gaar ahaan salaadda ciida dadwaynaha koonfurta iyo galbeedka hargeysa kula tukan jiray garoonka wayn ee hargeysa stadium ayaa Ciidan Iyo Ciidii ka horaysay ee Ciidul Fidrigaba aan ka soo xaadirin salaadii ciida ee ay ku tukan jireen garoon wayn ee hargeysa stadium