Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada Muqdisho kala qeyb galay salaadda Ciidul-Adxa
September 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada Muqdisho kala qeyb galay salaadda Ciidul-Adxa oo lagu tukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga.
Waxaa sidoo kale tukashada salaadda Ciidul Adxa ka soo qeyb galay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka.
![ciid-1-740x493](http://www.haldoornews.com/wp-content/uploads/2016/09/ciid-1-740x493.jpg)
![ciid-2-740x493](http://www.haldoornews.com/wp-content/uploads/2016/09/ciid-2-740x493.jpg)
![ciid-3-740x493](http://www.haldoornews.com/wp-content/uploads/2016/09/ciid-3-740x493.jpg)
![ciid-4-740x493](http://www.haldoornews.com/wp-content/uploads/2016/09/ciid-4-740x493.jpg)