berberatoday.com
Madaxweynaha Suudaan Oo Ka Baaqday Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Furmay Iyo Sababta Keentay ?
September 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa baajiyey booqasho uu ku tegi lahaa caasimada Soomaaliya, sida ay warbaahinta maxaliga ahi ka soo xigatay xafiiskiisa.

bashiir-2
Sarkaal ka tirsan madaxtooyada Suudaan ayaa u sheegay warbaahinta in Madaxweynuhu go’aansaday inuu joojiyo booqashadaas sababa la xidhiidha amaankiisa gaarka ah.

“Waxa la yaab nagu noqotay markii naloo sheegay in aanay Soomaaliya maamulin hawadeeda oo duulimaadyada laga hago dal kale” Ayuu yidhi sarkaalkaasi.

Wuxu ku sii daray in aysan suurtagal ahayn in Madaxweyne Al-Bashiir oo leh cadowyo badan inuu isku haleeyo hawada Soomaaliya maadaama aysan dowladu maamulin.

Sidoo kale, dowlada Suudaan waxay walaac ka muujisay ciidamo ku sugan gudaha Soomaaliya oo qaarkood aysan qayb ka ahayn hawlgalka nabad ilaalinta

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews