berberatoday.com
War Deg Deg Ah:- Diyaaradii Siday Madaxweyne Geelle Oo Muqdisho Soo Fadhiisan Wayday Dibna Ugu Noqotay Jabuuti + Maxaa Dhacay?
September 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War Deg Deg Ah:- Diyaaradii Siday Madaxweyne Geelle Oo Muqdisho Soo Fadhiisan Wayday Dibna Ugu Noqotay Jabuuti + Maxaa Dhacay? Dayuuradii waday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay iney ka soo degi weyday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.
geelee
Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdisho ayaa sidaas u xaqiijyey warbaahinta dowlada, waxaana uu intaa ku daray iney dib u laabatay.

Danjiruhu ma sheegin sababta keentay in dayuurada Geelle ay soo degi weyso iyo inuu dalkiisii dib ugu laabtay iyo in kale.

Madaxweynaha Kenya iyo raisul wasaaraha Itoobiya ayaa illaa hadda soo gaadhay Muqdisho, iyadoo ay weli maqan yihiin madaxda dalalka Ugandha, Sudan iyo Jabuuti oo la sugayo.

 

Wakaalada wararka u faafisa dowlada ee SONNA ayaa saaka faafisay in madaxweyne Geelle uu soo gaadhay Muqdisho hase ahaatee warkaas ayaa beenoobay markii dambe.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews