Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Somaliland Iyo Dunida Islaamka
September 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeisa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Dhambaal hambalyo ah u diray shacab waynaha jamauuriyada somaliland iyo umada muslimiinta ah munaasibada Cidul Odaxaha Awgeed .
Ex wasiir xirsi ayaa oo maanta la hadlaya warbaahinta ayaa
wuxuu guud ahaan shacabka reer somaliland ugu baaqday in ay ilashadan wadajirkooda.
ciidan ciideedan ilaahay ku gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo