berberatoday.com
Diyaaradihii Qaadka Ka Keeni Jiray Kenya Oo Saaka Ka Soo Degay Garoonka Muqdisho
September 14, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa Saaka barqadii  garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay Diyaaradihii Qaadka ka keeni jiray dalka Kenya, kadib markii muddo todobaad ah ay dowladda Soomaaliya joojisay.

qaad

Mid ka mid ah shaqaalaha Garoonka Muqdisho ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in illaa labo diyaaradood oo jawaano Qaad ka buuxaan sida ay soo caga dhigatay .

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday inay dib u fasaxday qaadkii laga keeni jiray Kenya, kadib wada hadalo dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews