berberatoday.com
Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Gannafka Ku Dhuftay Gudidii Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Ee Ay Magacawday Dallada Sonsaf
September 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dallada Sonsaf ayaa sheegtay inay guddidaasi u xil saaran tahay xalinta wixii khilaafaad ah ee ka soo baxa doorashooyinka somaliland balse guddida doorashada ayaa guddidaasi ka hor timid.

warsaxaafadeed ka soo baxay guddida doorashada ayaa lagu sheegay inay sharci daro tahay guddidaasi, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-warsaxfadeedka gudida dorashoyinka ee gudida xalinta khilafadka

Gudida doorashooyinka qaranka waxa uu halkan ku cadaynayaa in gudida loogu magac daray gudida xalinta khilafaadka doorashooyinka ee ay ku dhawaaqeen dalada ururada aan dawliga ah ee Ahay Ee loo soo gaabiyo magacood Sonsaf,sida ku
Guddida doorashooyinka qaranka somaliland ayaa ka hor yimid Gudidii Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Ee ay magacawday dallada ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf .
Dallada Sonsaf ayaa sheegtay inay guddidaasi u xil saaran tahay xalinta wixii khilaafaad ah ee ka soo baxa doorashooyinka somaliland balse guddida doorashada ayaa guddidaasi ka hor timid.
warsaxaafadeed ka soo baxay guddida doorashada ayaa lagu sheegay inay sharci daro tahay guddidaasi, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-
Gudida doorashooyinka qaranka waxa uu halkan ku cadaynayaa in gudida loogu magac daray gudida xalinta khilafaadka doorashooyinka ee ay ku dhawaaqeen dalada ururada aan dawliga ah ee Ahay Ee loo soo gaabiyo magacood Sonsaf,sida ku
soo baxday warbaahinta kala duwan tariikhdii markii ay ahayd 08/09/2016 aanay ahay mid ku dhisan sharci.
Komiishanka Doorashooyinku Qaranku waxa uu si cad u qayaxayaa inaanay sonsof lahayn awood sharciyadeed(Maandhayt)oo ay ku abuuri karto gudi xalisa khilaafkaad doorashooyinka,cid kaliya ee u igman qarankana uga masuul in ay xaliyaan khilaafkaad iyo cabashooyinka doorashooyinku waa gudida doorashoyinka qaranka sida ku cad qodob ka 14 farqadiisa 7aad ee xeerka(xeerLR.20-2001.
Muranada iyo cabashooyinka la xidhiidha doorashadu waxa ay leeyihiin hab raac iyo jaran jaro dhamaystiran oo loo raaco xalintooda kana bilaabmata Goobta codbixinta loona gudbiyo xafiisyada heer degmo,heer gobol iyo heer qaran ee gudida doorashooyinka qaranka,waxaanu habracaasi ku dhamadaa maxkamada sare ee dastuuriga ah ee jamhuuriyada Somaliland.

Habracaasi lagu xaliyo wixii muran ah ee dorashooyinka ka soo baxa waxa si cad u faah-faahinaya xeerarka doorashooyinka sida xeerka doorashooyinka madaxtooyada iyo golayaasha deegaanka qodobadiisa 14 farqadiisa 7aad,49,53 farqadiisa(4), 57aad (C),59aad (3),62aad (1,2,3,),64aad (A), 65aad(1,2) iyo si waafaqsan qodobada 46aad,49aad(4),50aad(3),53aad (j), 57aad(f),49aad(c), 61aad(1,2)ee xeerka doorashada golaha waiilada (xeer Lr 20-2/2015)

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews