berberatoday.com
Madaxweynaha Kenya Oo Sarajooga Kaga Saxeexay Madaxweynaha Xamar Inuu Shuruud La,aan Ku Fasaxo Jaadka Miirooga
September 14, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Dowlada federaalka Somalia ayaa ka laabatay xayiraadii ku meel gaadhka aheyd ee dhowaan ay ku soo rogtay dayuuradihii Qaadka ka keeni jiray wadanka Kenya.

kk

Sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Uhuru Kenyatta iyo Xasan Shiikh oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay goobta uu ka socday shir madaxeedkii IGAD ee magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn isku raacay in xayiraada laga qaado Qaadkii ka iman jiray Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in go’aankan uu dhaqan galayo wixii ka dambeeya maalinta beri ah oo taariikhdu ku beegan tahay 14-ka Septembar.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews