berberatoday.com
Wariyihii Saraakiisha Alshabaab Ee La Soo Qabto Wareysiyada Ka Qaadi Jiray Oo La Dhaawacay
September 14, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka mid ah Wariyeyaasha ka howl gala Warbaahinta dowladda ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad galabta dhex maray Ciidamo ka tirsan Booliska iyo Nabadsugida.

africa

Dhaawaca Wariye Afrika ayaa lagu daweynayaa Isbitaalka Digfeer ee ay gacanta ku heyso dowladda Turkiga, waxaana la sheegayaa in xaaladiisa wanaagsan tahay waxaana warar ay  helayaan WQarbaahinta Madaxa banaani ay sheegayaan in uu dhawucu ka soo gaadhey lugta .

Saxafigan caawa dhaawacmey ayaa waxa uu inta badan wareysi ka qaadi jiray saraakiisha Al Shabaab ee ay dawladu  gacanta ku soo dhigto isla markaana baadhistuu ku socoto

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews