berberatoday.com
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Inuu Sarkaal Madaxtooyada Ka Tirsani Uu Ka Goostay Xukumadda
September 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa daboolka ka qaaday oo xaqiijiyay in Protocol ku xigeenka Madaxtooyada Caydaruus Mahdi Xaashi uu ka goostay xukumadda Axmed Siilaanyo.

Wasiirka oo faah faahinaaya arintaasi ayaa sheegay in uu sarkaalkani u baxay hawlo shaqo oo uu ku tagay dalka Maraykanka isla markaasina uu iska dhiibay dalka Canada oo uu xagaasi uga sii gudbay.

Sarkaalkani oo ahaa gacan yaraha madaxweyne Siilaanyo isla markaasina u raaci jiray safarada mihiimka ah ee uu dalka dibadiisa iyo gudihiisaba ugu baxaayo, ayaa lagu tiriyaa shaqsiyaadka sida dhabta u la socday xaalada madaxweynaha iyo ta guud ee madaxtooyadaba sarkaalakni goostay ayaa in mudo ah ka maqnaa shaqadiisa waxana halkaasi ka soo baxaysa sida niyad jabka ah ee shaqaalaha madaxtooyadu uga biyo diidsanyihiin xaalada uu dalku galay ama gali doono ee ay uga yaacayaan dalka oo ay xukumadda Siilaanyo galinayso mugdi siyaasdaeed

Lama garanaayo sababta uu wasiir Maxamuud Xaashi xiligani daboolka uga qaaday in sarkaalkaasi uu ka baxsaday Xukumadda Siilaanyo, waxna jirtay in wasiirka laftiisu uu dalka ka goostay isga oo xildhibaan ah iskana dhiibay qaarada Yurub gaar ahaan dalka Ingiriiska, oo uu ka soo laabtay mudo ka dib balse xaaskiisa iyo caruurtiisu dagan yihiin ilaa hada wakhtiyada qaarna u socdaalka kutago.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews