berberatoday.com
Clinton Iyo Trump Oo Soo Saaray Warbixino La Xidhiidha Caafimaadkooda
September 15, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Mareykanka Hillary Clinton, ayaa waxa ay soo saartay warbixin ku saabsan caafimaadkeeda.

trum-and

Dadka u ololeeya waxay sheegayaan in xanuunkeeda uu yahay nooc aan la is qaadsiin karin.

Hillary Clinton ayaa la siiyay daawo antibiyootig ah oo toban maalmood ay qaadan doonto.

Dhaqtarkeeda waxay sheegtay inay hadda caafimaadkeeda uu soo hagaagayo.

Waxay intaa ku dartay, in ay caafimaad qabto ayna awoodda inay Shacabka Mareykanka u adeegto madaxweyne ahaan.

Dhanka kale, Donald Trump waxa uu bandhig TV ka sheegay in tijaabo caafimaad oo dhawaan lagu sameeyay ay muujineyso in maasiinkiisa uu culus yahay oo uu aad u buuran yahay.

Trump iyo dhaqtarkiisa oo eegaya warbixinta caafimaadkiisa

Waxaa u socota daawo lagu yareynaayo kolestaroolka jirkiisa ku jira.

Laakiin dhanka dhageystayaashii Barnaamijka waxay sheegeen in caafimaadka Donald Trump uu wanaagsan yahay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews