berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Suxufiyiinta Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Feejignaadaan Qorshayaal Xukumadu Umalaageyso Oo Lagu Waxyeelaynayo
September 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Kuxiugeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Axmed Muuse Maxamed(Axmed Sakaaro)ayaa uga digay Suxufiyiinta Somaliland inay ka digtoonaadaan falal amnigooda lagu waxyeelaynayo oo xukumada Madaxweyne Siilanyo Iyo wasiiradeedu soo maleegayaan, waxaa sidaas ka sheegay Gudoomiye Kuxigeenka Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SECJA mar uu Maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa. 

Gudoomiye axmed Sakaaro oo hore weerar qorshjeysan loogu waxyeeleeyay magaalada burco ilaa hadana aan cid loo qaban weerarkiisaa ayaa sheegay inuu hayo xogo la xidhidha qorshayaasha loo maleegayo suxufiyiinta Madaxa banaan ee Somaliland isaga oo ka shiidaal qaadanaya hadaladii hanjabaada iyo hadidaada ubadanaa ee dhawaan kasoo yeedhay wasiirka Madaxtooyada Somaliland ee ku jahaysaan warbaahinta Madaxabanaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews