berberatoday.com
Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Shaacisay Xiliaga La Qabanayo Ciyaarihii Gobolada Oo Laba Jeer Oo Hore Dib Udhacay
September 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa ku dhawaaqday Xilliga rasmiga ah ee dib loo bilaabayo Qabashada Qaybtii labaad ee ciyaaraha gobolada Somaliland.

ciyaaraha

 

Shir jaraid oo ay si wada jir ah hada ugu qabteen masuuliyiinta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland waxay ku shaaciyeen in 27 bisha Octoober ee fooda inagu soo haysa Magaalad Hargeysa lagu qaban doono wajigii labaad ee ciyaaraha gobolada Somaliland kuwaasi oo mudo haatan laga joogo Ku dhawaad Sanad qaybtoodii hore lagu qabtay Magaalooyinka Boorame iyo Burco.

Tartanka ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay iskugu soo hadheen sided kooxood ayaa waxa dib u dhac ku yimi qabashii wareega labaad oo loo balan sanaa in lagu qabto Hargeysa Stadium ee Caasimada.

Laba qodob oo ay soo saartay Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland

Gobolada isku soo Hadhay.

1-in ciyaaraha Gobolada Somaliland ay qabsoomi doonaan 27 Octoober ee Sanadkan Kana Qabsoomi Doonaan Magalada Hargeysa

2-Ciyaaraha Gobolada Somaliland waxa ka qayb galaaya sideedii gobo lee ka soo baxay tartankii isreeb reebka ee gobolada ee 2015 oo kala ah.

1-Gobolka Sool

2-Gobolka Sanaag

3-Gobolka Xaysimo

4Gobolka Daad Madheedh

5-Gobolka Awdal

6-Gobolka Gabilay

7-Gobolka Hawd

8-Gobolka Saaxil

Qaybta Ciyaaraha Kubada KOlayga ee Sideeda Gobol.

1-Gobolka Maroodi Jeex

2-Gobolka Awdal

3-Gobolka Gabiley

4-Gobolka Hawd

5-Gobolka Saaxil

6-Gobolka Daad madheedh

7-Gobolka Sanaag

8Gobolka Togdheer

Dhanka kale Warmurtiyeedka ay soo saareen ayaa waxa ku shaaciyeen in tartanka Ciyaaraha fudud ay ka qayb galayaan 14 gobol ee dalka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews