berberatoday.com
Wasiir Samsam Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Samaysay Qaar kamida Maamulayaasha Kastamada
September 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyada Somaliland Samsam Marwo Samsam  Cabdi Aadan  ayaa waxaa ay xilkii ka qaadey maamulihii kastamka Kala-Beydh ee gobalka Gabilay Muddane Cabdirisaaq  Maxamuud Aaye .

samsam

Sidoo kale warar ay helayso shabakada Berberatoday.com ayaa waxaa ay sheegayaan in Wasiir Samsam ay magacowdey bedelka Maamulahaasi cusub isla markaana ay u magacowdey Muddane Cabdi Hargeysaawi  oo ka soo jeeda gobalka Maroodi-Jeex gaar ahaan degmada Salaxley .

Maamulihii hore ee Kastamka Kala-Beydh ee xilka laga qaadey ayaa waxaa uu xilkaasi hayey muddo hal sano iyo badh ah isla markaana waxaa uu ka soo jeeda gobalka Awdal

Lama garan karo sababta xilka looga qaadey Maamulihii hore ee Kastamka  Kala-Beydh iyada oo aan la taaban masuuliyiinta kale ee ka howl gala Kastamaka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews