berberatoday.com
Siyaasi Axmed Like Oo Dalka Kusoo Laabtay Fariin Sarbeeban Ahna Hawda U Mariyey Gudoomiyaha Kulmiye Muj Muuse Biixi+Baaq Kalena Ujeediyay Beesha Deegaanka Gobolka Saaxil
September 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi  Axmed Xassan Cali (Axmed Like) oo ka mid siyaasiyiinta xisbiga Waddani ku bahoobey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey waxaaana madaarka ku soo dhaweeyey saraakiil sar sare oo ka tirsan xisbiga Waddani .

axmed-like

Siyaasigan ayaa  markii salaan la dhex qaadey dadkii soo dhaweynaayey   waxaa uu la  hadley  warbaahinta waxaana  uu fariimo sarbeeban hawda u mariyey gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi  Cabdi .

” Saxiibkey Muj. Muuse Biixi Cabdi waxaan leeyahay Muuse raga waxaad  dheereed ilaa qaaxo  waxaad dheered gobalka Saaxil balse maanta dheeran meysid , shacabka reer saaxilna waxaan leeyahay beelihii kale ee idinla midka ahaa shirkoodii wey qabsadeen si sharaf leh bey u qabsadeen ee idinkuna qabsada ” ayuu yidhi siyaasi Axmed Like

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews