Moqdisho(Berberatoday.com)-War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Somaliland ka soo jeeda ee mansabka u doontey Moqdisho ayaa waxay gaashanka u daruureen isla markaana ay diideen saami qeybsiga Kuraasta Aqalka sare, iyaga oo cadeeyay in cadaalad darro ka jiro.