Tacsi Alle Ha Unaxariiste Marxuum Shaceyb Waris Awyuusuf Oo Berbera Ku Geeriyooday
September 16, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.net)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Ilaahay Ha Unaxariisto Qabriga Iyo Su.aashaba Ha Ufududeeye waxa caawa oo taariikhdu tahay 17/09/2016 ku geeriyooda magaalada Berbera Marxuum Shacayb Waris Awyuusuf Oo u Geeriyooday Xanuun Wadnaha Kaga Soo Booday.
Marxuumka ayaa kamid ahaa Mujaahidiintii SNM ee dalka dib uxoreyntiisa kasoo qeyb qaatay imikana waxa u kamid ahaa waxgaradka Gobolka saaxil gaar ahaan magaalada Berbera Marxuumka ayaa ifkaga kagatagay Xaas balaadhan iyo caruur aanan hada tiradooda oo saxa haynin oo aanu taariikhdiisa oo saxa dib kasoo sheegi doono insha allah.