berberatoday.com
Tacsi Alle Ha Unaxariiste Marxuum Shaceyb Waris Awyuusuf Oo Berbera Ku Geeriyooday
September 16, 2016 - Written by Berbera Today

marxuum-shacayb-warisBerbera(Berberatoday.net)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Ilaahay Ha Unaxariisto Qabriga Iyo Su.aashaba Ha Ufududeeye waxa caawa oo taariikhdu tahay 17/09/2016 ku geeriyooda magaalada Berbera Marxuum Shacayb Waris Awyuusuf Oo u Geeriyooday Xanuun Wadnaha Kaga Soo Booday.

Marxuumka ayaa kamid ahaa Mujaahidiintii SNM ee dalka dib uxoreyntiisa kasoo qeyb qaatay imikana waxa u kamid ahaa waxgaradka Gobolka saaxil gaar ahaan magaalada Berbera Marxuumka ayaa ifkaga kagatagay Xaas balaadhan iyo caruur aanan hada tiradooda oo saxa haynin oo aanu taariikhdiisa oo saxa dib kasoo sheegi doono insha allah.

Marxuumka ayaa maalinta Bariya lagu aasi doonaa magaalada Berbera hadii alle idmo 

Alle Ha Unaxariisto Marxuumka Eheladiisa Iyo Qoyskii Uu Kabaxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Haka Siiyo

Hadii aanu nahay Bahda Shabakada Berberatoday.com Waxanu tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa qoyskii iyo Eheladii uu Kabaxay Marxuumku Ka geeriyooday anaga oo ilaahayna uga barayana inuu Janooyinkkiisa ugu deeqo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews