berberatoday.com
War Degdeg Ah’’Koox Shufto Ah Oo Nin Ku Dishay Degaanka Godorka Oo Katirsan Gobolka Togdheer
September 16, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-War hada naga soo gaadhaya Degaanka Godorka oo dhinaca bari kaga beegan Magaalada Burco ayaa sheegaya in dablay hubaysani ku dileen marxuun reer miyi ah oo lagu Magacabi jiray Axmed Hure isla maraana degaankaas marayay,daybalayda ayaa sida la sheegay waxay isku jifo hoose yihiin Maayarka Magaalada Burco Maxamed Yuusuf C/raxmaan(Muraad) waxaanay wararku intaas ku darayaan in dablaydani tahay koox hore weerar ugu gaysatay Weriye Axmed Muuse Sakaaro. Dhanka kale Ciidamada Booliska ayaa iyagu Goobta falkuka dhacay ku baxay waxaana la sheegayaa in ay kooxdaas wadatay gaadhi ay ku daba jiraan ciidanka Booliska Gobolka Togdheer.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews