berberatoday.com
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Go,aankii Madaxwaynaha Ee Kala Qaadista Labada Doorasho
September 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kalfadhi maanta ee   ay yeesheen muddanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu ansixiyay Go’aankii madaxwayne Siilaanyo ku kala qaadaya Doorashooyinka Madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland.

Kalfadhigan oo Shir guddoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa Mudanayaasha loo akhriyay Warqada uu madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka oo loosoo Gudbiyay Golaha wakiilada si ay u ansixiyaan.

Waxaa cod gacan tag ah loo qaaday Go’aankaasi madaxwaynuhu ku kala qaaday Doorashada waxaana u codeeyay 52 Mudane oo ka mid ahaa 59 xildhibaan oo maanta kasoo xaadiray fadhiga golaha wakiilada Somaliland, 5 xildhibaan ayaa diiday  2 kalena way ka aamuseen, sidaasina waxaa ku meel maray go’aankaasi madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka oo walaac badan ay ka muujinayaan Dawlada Caalamku.

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax,  Oo Isagu Shir Gudoominayey Fadhigan Saaka   Oo Waraabinta La Hadley Waxaa Uu Sheegay In Go’aankooda Maxkamadda Sare Loo Gudbin Doono Isla Markaana Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Loo Sameynayo Mudada Ay Noqon  Doonto Ay Go,aan Ka Gaadhi Doonaan Golaha Guurtidu Somaliland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews