berberatoday.com
Maayir Muraad Oo Ka Ambabaxay Magaalada Burco + Maxaa Soo Kordhay
September 17, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Maayirka Magaalada Burco Maxamed Muraad ayaa Goor Dhaweed Ka Baxay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka togdheer

maayirka burco

Waxaanu U Baxay Deegaanka Koonfurta Magaalada Burco Gaar ahaan Godarka Oo Ah Deegaankii Xalay Fiidkii Lagu Diley Nin Xoolo dhaqata Waxaana Maayirka Wehelinaya Qaar Kamida Saraakiisha Ciidanka Booliska Togdheer Waxayna Bulshada Deegaankaasi Ugu Baaqeen Iney Ilaashadaan Nabad Galyada Iyo Xasiloonida.

Waxaana Xusid Mudan Gudoomiyaha Gobolka togdheer Oo Isna Saaka u Baxay Deegaanka Waqooyiga Burco Oo Deegaanadaasi Ku Soo Boorinaayo Sidii Loo Ilaashan Laha Nabad Galiyada Iyo Wada Jirka Bulshada Gobolka Ku Nool.
Xaalada Guud Gobolka Togdheer Ayaa Is Badashay Tan Iyo Markii Hbeenkii Xalay Fiid kii Nin Xoolo Dhaqato Ah Lagu Diley Deegaanka Godarka Ee Koofurta Magaalada Burco Waxaana Gudaha Magaalada Burco Laga Dareemaya In Xaalada Gobolku Si Weyn isku badashay.

 

 

Xigasho Baligubadlemadia.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews