Dacwada La Xidhiidhta Muranka Badda Ee Kenya Iyo Soomaaliya Isku Hayaan Oo Beri Dhageysigeedu Ka Bilaamayo Maxkamada Caalamiga Ah The Hague
September 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hague(Berberatoday.com)-Dacwada kusaabsan muranka badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa beri inay ka bilaabato maxkamada caalamiga ah ee kutaala the Hague, dalka Holland.
Dacwadaa oo bilaabanaysa Isniinta beri ah ayaa waxaa ay socon doontaa maalmaha dhowrka ah ee soo socda.