berberatoday.com
War Deg Dega Ah”Siyaasigii Cismaan Cabdillahi Cigaal(Cismaan Hindi)Oo London Ku Geeriyooday
September 18, 2016 - Written by Berbera Today

marxuum-cismaan-hindiLondon(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayihi Raajucuun Alle Ha Unaxariiste Mulkiilihii Hutelka CROWN ee Hargeysa Cismaan Cabdillahi Cigaal(Cismaan Hindi) islamarkaan ahaa Siyaasi Madaxa banaan oo aan asxaabta katirsanayn ayaa Ku Geeriyoday Magaalada London ee cariga Ingiriiska Marxuumka ayaa daaweyn loo geeyay dalkaasi isaga oo xanuunsanaya waxaanu bukaan jiif ku ahaa magaalada London labadii bilood ee udanbeeyay.

Marxuum Cismaan Cabdillahi Cigaal(Cismaan Hindi) ayaa kamid ahaan jiray Madaxada xisbiya Kulmiye iyo Udub oo uu ukala danbeeyay midba uu mar kamid ahaa waxaanu wakhti xaadirka Marxuumku kamid ahaa ganacsatada reer Somaliland isaga oo mulkiile ka ahaa Hutelka Caanka ah ee CROWN ee kuyaala magaalada Hargeysa

Bahda shabakada Wararka Berberatoday.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Qoyskii iyo eheladii uu marxuumku ka baxay in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumka janooyinkiisa Naxariista badan ugu deeqo, aamin aamin

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews