berberatoday.com
Carraale Ogaal: “Nin Ma Haynooy, Halkana Naagi Ma Joogtooy!”
September 19, 2016 - Written by Berbera Today

Marka hore xamdi alla iyo xaal aduun. Marka xiga, hadaynaan kordhiskaa ka korin, macaamilka caalamka iyo ka gudaheenana aynaan kala garan, igga wala in albaabadu inagu wada xidhmi. Ma waxaad aragtay Guurti kordhis ku joog ah labaatan sano, doorasho ka carar ah, misana dhaxal ah oo mid kastaaba markuu dhinto  inankiisii bedelayo, oo la leeyahay reerka masaariifta ha u qaado, Baarlamaan shan sano la doortay, oo lix sano oo kordhin ah oo loogu daray dhamaystay,hadana sii fadhiya oo kordhin hor leh oo loo sameeyay isu ansixiyay, Anigu wax kale garan maayee waxan ka baqayaa kuwani intay jiritaankaba iloobaan inay maalinta dambe yidhaahdaan Somaliland lafteeda laba sano haloo kordhiyo, ilayn kordhin mooyee wax kaleba ka guuxi maayaane. Midda kale haday kordhini dan inoo tahay maanta, waxaan is leeyahay Madaxweynaha oo loo kordhiyo ayaa dan inoo ah, waayo waxaynu ku orodnaba ma aragno, oo xaalkeenu waa bartii labadii qolo ee guunta iyo nacaska isu qariyay ee qolaba qolada kale is lahayd caamee, ee qoladii ninku markay soo hooyeen yidhaahdeen;”Nin ma haynooy, nin ma haynooy” Qoladii gabadhuna ugu jawaabeen; “halkana naagi ma joogtooy” Markaa inta Eebbe qiil furayo Odaygu ha iska joogo.

 

 

 

Xigasho Wargeyska Ogaal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews