berberatoday.com
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo dhaliil u soo jeediyay bulshda caalmka shegayna in doorshada xiliga la qabnaayo aanay iyaga khusayn ee ay u taalo xisbigooda talada haya
September 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaasina ah musharaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaasi ayaa si cad uga jawaabay qoraal ay beesha caalamku u gudbisay xukumadda Somaliland oo lagu xusay in bulshada caalamku ay ka soo hor jeedo doorashooyinka la kala qaaday ee Somaliland, taasi doodoorashadii golaha wakiilada uu madaxweyne Siilaanyo dib ugu riixay mudo hal sano ah, taasi oo bulshada caalmka ku noqotay naxdin iyo af kala qaad.

Hadaba gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa si quudhsi ah oo aan taxadir lahayn arintaasi uga jawaabay, waxna uu xusay in ayna arintani khusaynin beesha caalmka oo ay tahay arin u taala xukumadda Siilaanyo iyo xisbiga uu ka tirsanyahay, waxna uu xusay in aanu talada arintani aanu cidkale u daba fadhiisanyin

Bulshada caalmka ayaa malaayiin doolarku bixisay qabsoomida doorashooyinka Somaliland, waxna doorashooyinkani hore loo dhigay mudo dhowr jeer ah, waxna sidoo kale ay dalalkani uu Muuse Biixi u jawaabayaa ay dalka galiyaan sanad walba malaayiin doolar iyaga oo dib u dhiska iyo horu marinta Somaliland u sameeyay saynduuq gaar ah oo ay ku bixiyaan sanad walba lacag xad dhaaf ah, taasi oo ay wax balaadhan ka qabtaan arimaha caafimaadka,waxbarashada,beeraha wadooyinka dib u dhiska iyo hirgalinta dhismayaal cusub oo dawladu ku hawl gasho, waxna aan bilihii ina soo dhaafay arkaynay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo la socda madaxweyne Siilaanyooo xadhko ka jaraaya wadooyin ay hirgaliyeen bulshada caalmka siiba dalalka hada uu sida qalfsan ugu jawaabaayo gudoomiye Muuse Biixi Cabdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews