Daawo Muuqalka”Abwaan Jaylaani Oo Ka Warramay Jacaylka Cajiibka Ah Ee Uu Ka Curiyey Maansada Gadaal-noqod
September 20, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee ee shabakada Berberatoday.com aannu idiinkuk soo gudbinaynaa Maanso cusub oo Jacayl dhab ah xambaarsan, taasoo Hal-ku-dheggeedu yahay ‘Gadaal-noqod’, isla markaana uu Curiyey Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani).