berberatoday.com
Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Warar Sheegayay Inuu U Guclaynayo Xilka Raysal-wasaarenimo Ee Somaliya
September 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu noqon doono raysalwasaaraha dambe ee Somaliya marka ay dhalato dawlad cusubi ee Somaliya.

maxamed biixi yoonisMd. Biixi, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya xalay u waramayay Warbaahinta Somaliland wuxuu wararkaas ku tilmaamay kuwo dacaayad ah oo lagu dilayo sumcadda uu ku dhex leeyahay shacabkiisa Somaliland, “Waxaan doonayaa inaan beeniyo warar dacaayad ah oo aanay waxba ka jirin oo la iga baahiyay oo sheegaya inaan noqonayo raysalwasaaraha dalka Somaliya.” ayuu yidhi Maxamed Biixi oo intaas raaciyay, “Warkaas waxba kama jiraan, waana dacaayad la iska garanayo cidda ka dambaysa oo lagu dilayo sumcadda aan ku dhex leeyahay dadkayga Somaliland. Anigu nin Somaliya iyo meel kale toona u socda ma ihi, waxaan ahay nin aaminsan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland, horena ugu soo shaqeeyay haddana u shaqaynaya, waxaan aaminsanahay Somaliland oo ka mid noqota dalalka la aqoonsanyahay oo hesha xaqa ay shacabka reer Somaliland leeyihin.”

https://www.youtube.com/watch?v=LsvbcAF-Nog

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews