Halkan Ka Akhriso Waraqada Bahda Garsoorka Gobolka Saaxil Ku Xayirtay Dhul Maxkamaduhu Sheeganayaan Oo Urur Dhalinyaro Lasiiyay
September 21, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka akhriso Waraaq ay bahda garsoorka Gobolka Saaxil ku xayireen dhul agaagarka Gobolka ah oo lasiiyay Urur dhalinyaro Mutadawiciin ah oo ku shaqayn doona kuwaas oo kasoo jeeda deegaanka Gobolka Saaxil dhulkan oo saaka Maamulada Heer Gobol Iyo Heer Degmo dhagax dhigeen ayaa waxa siweyn uga qeyliyay bahda garsoorka Gobolka Saaxil oo sheegay in dhulkaasi yahay dhul garsoorka Gobolku leeyahay.
Dhulkan ayaa la sheegay in Madaxweynaha Somaliland soo siiyay ururkan dhalinyarada ah ee reer Berbera
Halkan Hoose Ka akhriso Waraqada Xayiraada ah