berberatoday.com
Ururka Guul Alla oo Magaaladda Berbera ku Gudoonsiiyey Qoys Dan-yar ah Lacag dhan $2850. Oo Qurba Jooga Ururku kusoo Tabaruceen Iyo Waxka qabashadda Xaaladdaha Bini-aadanimo ee Ururku u Guntaday (Daawo Sawiiro)
September 21, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
 

Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Guul alla oo Inta badan u gar-gaara dadka Maskaxda waxka qaba iyo sidoo kale qoysaska Jilicsan ayaa Magaaladda Berbera ku gudoonsiiyey qoys dan yar ah oo ay haysto Xaalad adagi deeq ka timi Qurbaha jooga gobolka Saaxi, ee ku bahoobay Ururka Guul alla, waxana Lacagta tabarucaadka ah ee lagu wareejiyey Qoysku qadar ahaan dhammayd $2850.

-Ururka Guul alla oo Inta badan u gar-gaara dadka Maskaxda waxka qaba iyo sidoo kale qoysaska Jilicsan ayaa Magaaladda Berbera ku gudoonsiiyey qoys dan yar ah oo ay haysto Xaalad adagi deeq ka timi Qurbaha jooga gobolka Saaxi, ee ku bahoobay Ururka Guul alla, waxana Lacagta tabarucaadka ah ee lagu wareejiyey Qoysku qadar ahaan dhammayd $2850. Dollar.

Ururka Guul alla ayaa si toos ah Lacagtaa ugu wareejiyey Qoyskaa, isla markaana waxa gudoonsiisay Marwo Deeqa Cabdi Caaqil yare oo kamid ah madaxda ugu saraysaa ee Ururka Guul alla. Waxanay halkaa kaga gudoomay Lacag dhan $2850. Waalidiinta Qoyska.

Maha markii ugu horaysay ee Ururka Guul alla deeq noocan oo kale ah soo gaadhsiiyo dadka tabaaleysan ee ku nool Gobolka saaxil iyo nawaaxigiisa, waxanay Ururkani marar badan Lacago kala duwan ugu tabaruceen Caruuro Xaalad adagi haysatay iyo dad kale oo jilicsan, sidoo kalena waxa uu Ururka Guul alla intaa badan si toos ah u caawiyaa dadka xagga maskaxda ka jiran, iyo weliba kuwa ay haysato Caafimaad darro aanu awooddin inuu wax dabiib ah u helaan dadka Gobolka ee Jilicsani.

Ururka Guul alla waxa uu intaa badan Caanku yahay Caawinta dadka Dhimirka waxka qaba, iyo Caawimadda arrimaha Bini-aadannimada ee ka jira Gobolka Saaxil. Ururka Guul alla oo heegan ugu jira taakuleynta dadka Xaaladdaha adagi soo wajahaan ayey ku bahoobeen dad Qurba joog ah oo u dhashay gobolka Saaxil, isla markaan guntiga dhiisha iskaga dhigay wax la qabashadda dadka tabaaleysan ee ku dhaqan Gobolka ama kasoo jeedda, waxana la arkaa iyagoo xilliyo badan deeqo kala duwan gaadhsiinaya dad ay lasoo deristay Xaalado badan oo kala duwan.

Halkan hoose ka daawo Sawiiradda deeqda uu Ururka Guul alla gudoonsiiyey Qoyska tabaaleysan


COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews