Daawo, Gudoomiyaha degmada laasgeel oo gaadhi amblance ah lagu wareejiyay , Yaase ku wareejiyey?
September 22, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo, Gaadhi Ambalance ah oo lagu wareejiyey dagmada Laasgeel , Yaa ku wareejiyey?
Gudoomiyaha degmada laasgaal (dacar budhuq) Mr.Mustafe Jabiye , ayaa lagu wareejiyay gaadhi amblance ah oo wasaarada Maaliyada wasiiradeeda ku wareejisey .
Daawo warkaas oo faahfaahsan