Daawo sawiro:- Wariye Merher Cajiib ahi hargeysa ugu dhacey + waakuma wariyahaasi + Shabakada berberatoday oo hambalyo udiraysa
September 22, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hambalyo Wariye Abdilmalik Musa Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar Dubad oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa.22.09.16
MEHER WACAN”””””””””””””””””””””””””””””””””
Hanbalyo Hanbalyo waxaan hambalyo kal iyo Laaba udirayaa Abdilmalik Musa Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar Dubad oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa Meherkan. Oo udhacay Sidii Dhaqankeenii Suubaanaa waxaan leeyahay wiil iyo Caano Amiin Amiin.
Shabakadda Berberatoday hawlwadeenadeeda meelkasta oo ay joogaan waxay u dirayaan Hambalyo Meherka Wariye Abdilmalik Musa Coldoon iyo Aasiya Faarax Cumar Dubad oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa.22.09.16.