Ninka Aasasay Facebook Iyo Xaaskiisa Oo Ku Yaboohay Ballayin Dollor
September 22, 2016 - Written by Berbera Today
Maraykan(Berberatoday.com)-Ninka asaasay barta Facebook, Mark Zuckerberg iyo xaaskiisa Priscilla Chan, ayaa sheegay in ay tobanka sano ee soo socda ku bixin doonaan lacag dhan 3 bilyan oo dollar, si loo daweeyo, looga hortago ama loo maareeyo dhammaan cudurrada marka la gaaro dhammaadka qarnigan.
![CAN](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/09/CAN.jpg)