Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Nafaqo Darro Heysa Carruurta Soomaaliya +Moognanta Xukumaad Fadarlka Somaaliya
September 22, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in carruur badan oo ku nool Soomaaliya ay la il daran yihiin macaluul iyo nafaqo darro.
Shalay ayaa waxaa QM ay sheegtay in ilaa 300 000 oo carruur Soomaaliyeed ah ay heyso macaluul ba’an.

Sidoo kale ayaa waxay QM sheegtay in ilaa kala bar dadka Soomaaliya aysan heysan raashin ku filan.